Sawiro taxan: Ma jiro wax xuubka bikirka ahi
Bildspel: Det finns ingen mödomshinna - somaliskaLama arki karro lagamana dareemi karro siilka, haddii tusaale ahaan, aad galmo sameysay ama aad isticmaashay tampong (cudbiga dhiiga caadada ka nuuga siilka). Dadka intooda badan ma dhiigaan marka ugu horeysa ee ay galmo sameeyeaan, maxaa yeelay siilku waa uu furan yahay.

Dad badan ayaa aaminsan inuu jiro xuub daboola siilka, kaas oo tusaale ahaan jebi kara haddii aad galmo samaysid ama aad isticmaashid tampong. Taasi run ma aha. Haddii uu xuub jiri, lahaa ayaanu dhiiga caadadu ka soo bixi karri laheyn. Furitaanka/daloolka siilka ayaa u ekaan karta siyaabo kala duduwan, laakiin ma jiro wax xuub ahi.



RSU: Xuubka bikrada
Kani waa filim ka socda RFSU.
Kani waa filim ka socda RFSU.