Jidhka
Maxaa jidhka hablaha ku dhaca xiliga baaluqa?
Bildspel: Vad händer i tjejkroppen i puberteten? - somaliskaHalkan waxa ku dhigan muuqaal muujinaaya waxa jidhka ku dhaca xiliga baaluqa. FIIRO GAARA! Sawiro xasaasi ah.
Sawir 1
Baaluqu waa xili jidhku uu ka soo baxo carruurnimo oo uu soo galo qof weyn. Taasina siyaabo kala duduwan ayaanay dadka ugu kala dhacdaa. Iyadoo aanad adigu shakhsi ahaan saamayn Karin taas.
Xiliga baaluqa waxaa bilaaba hormoonada. Hormoonadu waa maadooyin lagu sameeyo jidhka dhexdiisa. Kuwaas oo siyaabo kala duduwan usaameeya sida uu jidhku u shaqeeyo. Tusaale ahaan, waxay maamulaan hurdadda, cadaadiska dhiigga iyo moodhka/dabeecada.
In la baaluqo ayaa siyaabo kala duduwan loo dareemaa. Dadka qaar ayaa aad u sugaayey oo u arka inay wax xiiso badan tahay. Halka ay dadka qaar u arkaan inay arrin adag oo hawl badan tahay.
Sawir 1
Sawir 1
Sawir 1
Sawir 1
Sawir 1
Sawir 1
Sawir 1
Sawir 1
Sawir 1
Sawir 1
Sawir 1